Xisnul Muslim Af-Somali

by Tiriig Technology


Books & Reference

free



App-kan waxa ku jira Ducooyinka iyo Adkaarta kitaabka Xisnul Muslimka, Waa Application si fudud loo isticmaali karo sidoo kale size ka Appku waa mid aad iyo aad u yar oo aan kaa buuxinayn Mobilkaaga Fadlan noosoo gudbi hadii aad ku aragto meelo naga khaldamey MahadsenidAlle ha inaga yeelo kuwii ka faaidaysta Ducooyinka iyo Adkaarta ku jirta Appkan